Taageerada Galmudug iyo Xasaradaha Xamar Maxaa ka Dhaxeeya ?

35 Sano kadib waxaan fursad u helay in aan Caasimada cusub ee Galmudug ee Dhusamareb uga qeyb-galo soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo iyo Xafladii dhameystirka heshiiskii maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunnah 16 – 18 bishaan. Nasiib daro Dhusamareb dhismooyinkii iyo adeegyadii ay uga tagtey dawladii dhexe 1991 waxba laguma darin, waxeyna ku burburtay dagaaladii sokeeye ee … Continue reading Taageerada Galmudug iyo Xasaradaha Xamar Maxaa ka Dhaxeeya ?